Madaxweynaha cusub ee dalkaasi Maraykanka Trump ayaa iska dabaray dacwead musuqa oo ku sociotey kagana timi jaamacad uu isagu leeyahay oo been abuur ahayd oo la xidhey 2010.
Dadkii lagu khiyaamay jaamacadiisa ayaa dacwad la fuuley wuxuuna ku dhawaa in maxkamad lagu dhegeysto dacwadiisa. Trump ayaa xilligii uu ololaha ku jirey sheegay in aanu bixin doonin wax magdhow ah kuna tilmaamay qareenka guud nin Migsiko u dhashay.
Jaahil Trumop ayaa ku hadli jirey waxkasta isagoo aan fileuyn inuu helo codkas Maraykanka hadase waxa muuqata in uu isfurfurayo isago ka baqaya in xukunkiisu ku bilowdo maxkamad.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay