Cunsuri Trump ayaa ka hadlay gantaal Iraan ay tijaabisay isagoo wacad ku maray in uu safiirkooda gayn doono Qudus oo ah magaalada sadexaad ee barakaysan.
Trump oo Sucuudiga ka taageera xasuuqa uu ka wado Yaman ayaa tusaale u soo qaatey markab daraad ciidanka Yaman badda la simeen kadib markii ay ku garaaceen gantaalada la hago.
Ma jirto ilaa hadda wax hanjabaada oo ku aadan waxa uu yeeli doono.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS