Trump ayaa ka murugoodey maamulka farahiisa ka baxay kadib doorashadii shalay oo xisbiga dimoqraadiga ku guulaysteen aqlabiyada aqalka hoose ee barlamaanka dalkaasi.
Doorashada kahor ayaa Trump ku amar ku taagleynaayay labada aqalba, hadase waxa hoostiisa ka baxay aqalkii ugu weynaa barlamaanka dalkaasi ee sharciyada waaweyn u dhaafin lahaa.
Guuldarada ku timi Trump ayaa laga yaabe in ay ku keento in xisbiga Dimoqraadigu soo faqo sirooyin qarsoonaa oo awal looga doodi karayn aqalka hoose.
Dimoqraadiga ayaa sidii la filaayay lumiyay ama hoos uu u dhacay xildhibaanada kaga jirta aqalka sare maadaama kuraasta banaanka taalay doorashadan ay wada ahaayeen kuwooda.
Si kastaba ha ahaatee waxaan shaki ku jirin in labada sano ee soo socota uu Trump haddii uu dhamaysto aanu marin Karin sharci lidi ku ah wadajirka Maraykanka.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay