X

Trump oo ka qayliyay Falastiinta oo daaqada ka tuurey kulan Pence la yeelan lahaa

Trump ayaa ka qayliyay Falastiinta oo daaqada ka tuurey kulan ku xigeenka Trump ninka la yiraa Pence la yeelan lahaa Falastiinta. Falastiinta ayaan si cad albaabada ugu xirin Trump.

Xagjir Trump ayaa Yuhuuda u magacaabay Al-Qudus oo Yuhuuda oo taageero ka helaysa Maraykanka ay dagaal kaga qabsadeen Carabta oo ooda jabisay.



Falastiinta ayaan sheegay in Pence aanu iman Karin dhulka Falastiinta kulankii uu hore u lahaaana ay daaqada ka tureen. Talaabadan ayaa dad badan u arkaan mid ku haboon.



Isku soo baxyadii shalay ayaa Yuhuudu ku dhaawacdey ilaa 31 qof oo ka tirsan dhalinyaro taayiro gubtey isla markaana gubtey dhagxaan tuureysay.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

 


admin:

This website uses cookies.