November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Trump oo markale guuldaro la kulmey iyo dabaraac laga diidey

Maxkamada dabaraacyada dacwadaha ee Maraykanka ayaa Trump ku ridey guuldaro kale mar uu isku dayay in uu soo celiyo xayiraad uu ku soo rogey Somalida.



Maxkamada ayaa ku diidey sheegtayna in uu la yimaado wax macquula oo laga aqbalo ilaa maalinta Isniinta. Fashilka Trump ayaa imanaya xilli shalay xaakim uu kala tuurey xayiraadiisii.



Xukuumada Trump ayaa ah tii ugu fashilka badnayd ee iyadoo durba looga guulaysto sharciyo digreeto ah oo uu dadka ku takoorayo.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS