10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Trump oo markii u horeysay la hadlay dadka madow: ii codeeya anaa faqiirnimada idinka dulqaadi

Musharaxa laga kala ordey ee xisbiga Jamhuuriga ee dalkaasi Maraykanka ayaa si toosa uga codsaday dadka madow ee dalkaasi in ay u codeeyaan si ayuu yiri uu uga dulqaado faqiirnimada ay ku jiraan.

Trump ayaa sheegay in isla halkii waxba idiin qaban waayay in aad codkiina ku khasaarisaan waxba idiin soo kordhin mayso ayuu u sheegay taageerayaal cadaan kaliya ahaa oo joogey goobta. Trump ayaa qoomiyadaha kale ee ku nool dalkaasi ka ordeen.

Musharaxa Hillary Clinton ayaa sheegtay in hadalka Trump uu yahay meel ka dhac/ Hillary Clinton ayaa la filayaa in ay ku guulaysato doorashada dalkaasi. Trump oo jaahilnimo ka buuxdo ayaa hadda dareemay in codadka dadka kale loo baahan yahay.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS