X

Turkiga oo gawaadhi adag ku caawiyay qayb ka mida ciidanka

Dawlada Turkiga ayaa gawaadhi aan badneyn ku caawiyay qayb ka mida ciidanka oo loo yaqaan Gorgor. Ciidankan oo aad u tababaran ayaa argagixisada ka furtey meelo badan.


Gawwadhidan oo ah loo yaqaan Jiib ayaa gaaraya 12 gaari oo ku filan guutada Gorgor xilliyada ay tagayaan meelaha wadooyinku xun yihiin ee ay cayrsanayaan dhiigmiiratada.

Turkiga ayaa qayh weyn ka qaatay tababarka ciidan Somaliyeed oo tayo leh ayagoo xarun tababareed oo weyn ku leh magaalada Muqdisho.



Inkastoo gawaadhidan yar yihiin ayaan loogu talogalin dagaalada waaweyn ee keliya loogu talogalay baacsiga dhiigmiiratada.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.