X

Kiiniya oo dib u bilowdey derbiga dhul boobka

Kiiniya ayaa dib u bilowdey derbiga dhulboobka ee ay ka wado xad beenaadka ujeedadu tahay kala qaybinta shacabka Somaliyeed ayadoo u dhaqmeysa sida Yuhuuda,


Sanadii 2018 ayay joojisay dhulboobka xadka kadib markii weeraro joogta ah hilfaha loogu qaaday qayb ka mida derbigana la dumiyay. Korneyl Aadan Ruffle ayaa uga digey dadka deegaanka inay ilaashadaan dhulkooga.

”Ha ogolaanina in beerihiina xad loo kala sameeyo, wuxuuna sheegay in Kiiniya ku fashilmi doonto dhulboobka ay wado. Derbiga ay wado ay koronto ku xirtey si ay ula socoto dhaqdhaqaaqa labada dhinac.


Kiiniya ayaa weyday lacag ku sii wado derbiga ayadoo lacagtii hore ay mel dheer gaarsiin weyday. Shirkad Yuhuuda ayaa ka caawinaysa derbiga.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.