Turkiga ayaa cadho ka muujiyay sida jasiirada Ayslaan ula dhaqantey xulkooda kubada cagta. Turkiga oo hire u soo faraacay Faransiiska ilaa haddana aana garaacin ayaa la ciyaarta xigta la ciyaaraya Ayslaan.
Waxa la sheegay in cjyaartoyda lagu cavay garoonna dalkaasi si xooga oo bahdilaadana loo baaray. Waxa ka sii daran in mid ka mida uu ula yimi maykarafoon ma samaysan musqul.
Ciyaartoyda ayaa muddo lagu xanibay garoonka diyaaradaha ilaa ay ku jacdadeen. Wasiirka arimaha dibeda ee Turkiga ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dhacdadaai oo buu yiri. Turki wixii la gudboon ayay kaga jawaabi doontaa dhacdadaas bilaa xushmada ah ayuu yiri.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay