Turkiga ayaa lagu eedeeyay in uu dib u celinayo qoxootiga Siiriya oo ah Suniyiin xilli Erdogan oo dagaal diimeed kula jiro madaxweynaha Siiriya taas awgeedna ay soo baro kaceen qoxooti badan oo dhibaato xoogani ku haysato xeryaha Turkiga. Dad lagu waraystey xadka Siiriya goobaha qoxootigu degan yahay ayaa sheegay in ay jirto.
Turkiga ayaa dhankiisa beeniyay in uu dib u celinayo qoxootiga Siiriya sheegayna dadka noqonayaa in ay yihiin dad iskood u noqonaya oo ay xaqiijisey hay’ada qoxootiga ee UNHCR.
Yurub ayaa Turkiga siisey lacag gaaraysa sadex bilyan oo YUURO si ay hagaajiso nolosha dadka Siiriyaanka ah ee ka soo qaxa\y dalkoodii kuna sugan xeryaha Turkiga.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay