Turkiga ayaa war ka soo saaray xaalada xadka ay la wadaagaan Siiriya halkaas oo ay sheegeenin ay xadka dhan ka sifeeyeen argagixisada Daacish ee ay awal taageeri jireen.
Turkiga oo uu xukumo urur diimeedka akhwaan ayaa goobihii laga saaray Daacish lagu wareejiyay urur diimeedkooda akhwaan Muslimiin.
Dawladaha kala taageera urur diimeedyada burburiyay dalka Siiriya ayaan ku faraxsanayn in urur dii meedkii ka dambeeyay dagaalada Siiriya loo gacan geliyo xadka.
Turkiga ayaa hamigiisu ahaa in uu urur diimeedkiisa akhwaan Muslimiin gacanta u geliyo Siiriya kadibna Masar wayse u suurtageli waydey.
Siiriya ayaa waxa ku soo duuley dhowr urur diimeedyo oo kala duwan oo ay ka wataan Sucuudiga, Tyrkiga iyo argagixisada Daacish oo qayb ahaan ay wataan Sucuudigu, iyagoo ku gabadey sheekada ah Sunni iyo Shiico.
Dhinaca kale ciidamada Siiriya ayaa sii xoojiyay weerarka ay kula wareegayaan Xalab halkaas oo ay dagaal kula jiraan urur diimeedka akhwaan muslimiin. Ciidanka ayaa gooyay jidkii ku xiri lahaa Turkiga bishii July.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
![a60344ba52274b78b33e36fed15974a5[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/09/a60344ba52274b78b33e36fed15974a51-300x169.jpg)
![e1d82418eb6844da8ba3015638d9fb5f[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/09/e1d82418eb6844da8ba3015638d9fb5f1-300x202.jpg)
![14dd19069a84453fa690a8c53719e4e0[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/09/14dd19069a84453fa690a8c53719e4e01-1024x694.jpg)
![1f2284d0a2624deaa4b070b0c071e3b8[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/09/1f2284d0a2624deaa4b070b0c071e3b81-1024x544.jpg)
![a60344ba52274b78b33e36fed15974a5[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/09/a60344ba52274b78b33e36fed15974a51-1024x575.jpg)
![e1d82418eb6844da8ba3015638d9fb5f[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/09/e1d82418eb6844da8ba3015638d9fb5f1-1024x688.jpg)
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay