12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ugaaska guud ee beelaha Habaryoonis (ISAAQ) oo Faysal Waraabe ku dhegan

Ugaaska guud ee beelaha Habaryoonis (ISAAQ) ayaa Faysal Waraabe ku dhegan. Faysal Waraabe ayaa cidwalbna aflagaadeeya asagoo sheegay in uu dili lahaa weriye Coldoon oo Muqdisho tagey.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS