Ugaaska guud ee Samaroon Ugaas C/rashiid ayaa soo xirey shirkii wadatashiga Samaroon ee isagu ku baaqay. Waxa goobta laga akhriyay qodobo kooban oo ka soo baxay layskuna af-gartey laguna cadeeyay shirka balaaran ee kan ku xiga dhici doona sanadka dambe.
Shirkan ayaa guul ku soo dhamaadey ayadoo Samaroonkii taageersanaa Muuse Biixi ay iyaguna soo xaadireen. Taas oo ka dhigtey xaalada xilli la is yiri bal aan meel u wada jeedsano.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=8iyDgZDPGaU[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay