Kadib fashilkii ku yimi siyaasada Kiiniya ee Somaliya iyo weliba qaadka la joojiyay ayaa Uhuru ku bilaabay Somalida degan xaafada Islii cunaqabatayn isagoo marmarsiiyo ka dhiganaya cudurka Kooro.
Soomaalida degan xaafada Islii ee Nayroobi iyo muslimiinta kale ee Mombaasa ayaa saaka ku soo toosay askartii ugu badneyd oo xidhey melkasta.
Masaakiinta degan xaafada ayaa maanta waayay meel ay u arsaaq doontaan xilli Uhuru oo dheregsan uu duldhigey askartii awal kufsan jirftey.
Xildhibaanka xaafada oo ku fashilmey in uu dakhliga xaafada ka soo xerooda dib u geliyo ayaa sheegay inuu ka walaacsan yahay sida loola dhaqmey.
C/llaahi Warmooge
ARAABNINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay