Raiisal wasaaraha Somaliya Xasan Cali oo baryahan ku sugan Gobolada Mudug iyo Galguduud halkaasna u jooga inuu dhiso maamul loo mideysan ayaa dhagax dhigey mashruuca nabada ee magaalada.
Gaalkacayo ayaa u kala qaybsan laba jufo kana jiraan laba maamul oo fadhiida oo aan awoodin inay fuliyaan cadaalada dadku u baahan yahay iyo baahiyaha jira.
“Gaalkacyo midaysan waa Soomaaliya mideysan, Gaalkcayo nabad ah waa Soomaaliya oo nabad ah”, Ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre.
Munaasabad dhagax dhigga ayaa waxa iyaguna joogey guddoomiyayaasha labada maamul ee fadhiidka ah iyo bulshada qaybaheeda kala duwan waxayna ka dhacdey qaybta Koofureed ee magaalada.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS






More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay