X

Ururka Awda oo dugsi ka dhisay deegaanka Xuunshalay ee ka tirsan gobolka Gabiley+MUUQAAL

Gabiley 04 Jan 2015–Ururka Awda ayaa deegaanka Xuunshalay ee gobolka Gabilay ka hirgeliyay dugsi dhexe oo ah laba qol oo waaweyn waxana goobta ka hadlay dadka deegaanka oo sheegay in ay waxba ka waaweyn maamulka deegaanka iyo kan Hargeysa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.