23/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ururka Hirad oo orodka 5km ugu qabtey dhalinyaro degmada Dilla ee gobolka Awdal+MUUQAAL

Dilla–Ururka Hirad ee ka dhisan gobolka Awdal ayaa orodka 5km ugu qabtey dhalinyaro degmada Dila ee gobolka Awdal. Ardayda ayaa tartan kadib waxa guushu raacday Maxamud oo isagu sheegay in dareenkiisu aad u kacsan yahay. Orodka ayaa magaalada dhan boodhka ka kiciyay iyadoo uu ku dhamaaday si xamaasad leh.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM