Ururka beelweynta Makaahiil Group ayaa si adag uga hadley xasuuqii ciidanka Liyuu booliiska ee Somali galbeed u gaysteen dad beeralay ah deeganka Xajin ee gobolka Harawa. Beeralaydan ciidanku toogtey ayaa kaliya lagu diley calanka federaalka oo ay la soo baxeen.
”Mustafe Cagjar waxaan leehay qaabkii adiga iyo abahaa loo gumaadey miyaa ilowdey. Maanta laga bilaabana dhulka aan degno xukun Qarqoosh dambe oo aad ku xukuntaana ma jireyso.
ARAABINEWS


Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay