08/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ururka samafalka MG oo London ku doortey gudoomiye cusub

Ururka samafalka ee MG ayaa caawa gudoomiye cusub ku doortey magaalada London ee dalka Ingiriiska. Gudoomiyaha cusub ayaa loo doortey Aare Maxamed. Haddaba wax ka ogow taariikhda ururkan samafalka iyo waxqabadkooda mudada ay jiraan.







ARAABINEWS