12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ururka Samo ee haweenka degmada Quljeed ee Awdal oo bilaabey gurigii martida

Ururka Samo ee haweenka degmada Quljeed ee Awdal ayaa bilaabey gurigii martida ee degmada. Ururkan oo ah haweenka degmada oo iskaashadey ayaa durba ku guulaystey kicinta guriga.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=s0WXOhdsL44[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS