22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ururka Sonyo oo xog uguurgelida la qaatay dhalinta Boorama iyo dhalin ka hadashay goobta

Ururka Sonyo ayaa Boorama kulan kula qaatay dhalinyarada magaalada halkaas oo lays waydaarsaday xogta jirta. Waxa goobta ka hadlay dhalin badan oo qaarkood sheegeen in ay tahay markii ugu horeysay oo urur sidana la qabto in muddo ah.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM