Ururka Tawfiiq ayaa deeq gaarsiiyay isbitaalka Tb-da ee degmada Boorama iyo fariin ay soo direen+MUUQAAL
Boorama-Araabinews–Ururka samafalka ee Tawfiiq ee deeq gaarsiiyay isbitaalka Tb-da ee degmada Boorama iyo codsi ay u jeediyeen hooyooyinka Somaliyeed oo ay sheegtay in naxariistii u dambeysay.