Waa in la gubo buugaas halista ku ah diinta ee aflagaadeeyay cidkasta. Golaha guurtida maamulka Somaliland ayaa go’aan ku gaaray in la gubo buug uu qorey Muuse Biixi inadeerkii oo lagu aflagaadeeyay haweenka, diinta iyo dadkii u soo halgamay ummada Somalilyeed.
Guurtidu ma sheegin in Muuse Biixi eryo inadeerkii lagu magacaabo Guri Barwaaqo oo ay u gaysay jaahillnimo inuu haweenka sudaa u caayo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay