19/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Waa la ii diidey inaan arko xildhibaan Dhakool: gudoomiye Baashe

Gudoomiyaha golaha wakiilada maamulka Somaliland ayaa ka hadley xariga sharci darada ee Muuse Biixi kula kacay xildhiban Dhakool oo fikirkiisa ka dhiibtey maalibta asn la garanayn ee lagu sheegay 18 May.



Gudoomiye Baashe ayaa sheegay in xildhibaanka loo dhacay gurigiisa saq dhexe halkii ay ahayd ayuu yiri in sharciga la soo maro. ” Xildhibaanka lama xiri karo lama taaban karo ilaa xasaanada laga qaado ayuu yiri Baashe.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS