21/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Waa miisaaniyad cid gaara loo sameeyay: Xildhibaan Baar Siciid

Xildhibaanada keliya ee sida runta ah uga hadasha maamulka Somalilaan ayaa sheegtay in ayna miisaaniyad iiga muuqan meesha ee ay ahayd mid cid gaara loo sameeyay. Waxay waxba kama jiraan ku tilmaantey guddiga doorashada ee Muuse Handaraab samaystey.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS