Waa nasiib daro dagaal ooge Muuse Biixi inuu yiraa nabad ayaan rabaa waa jawaabtii Cabdiwelli Gaas siiyay Muuse Biixi oosheegay in Muqdisho weerarka laga soo abaabulayo.
Hoos ka akhriso war murtiyeedka ka soo baxay Puntland.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS