Waa sidee xaalada magaalada Beledweyne ee bartamaha Koofurta Somaliya halkaas oo maalmihii u dambeeyay ay isku cunayeen beelaha Hawiye iyo kuwo Dir. Waxa dhinaca kale magaalada ka barakacay dad badan oo masaakiin u badan oo dhulkii ay deganayaan daafaha magaalada oo biyo buuxiyeen dhulkooda.
Biyaha ayaan wali nusqaan laheyn, waxaadna moodaa in saacadba saacada ka dambeysana ay isa soo tarayaan, taasoo quus iyo Rajo beel ku riday dadkii tirada yaraa ee markii horeba magaalada isku celinayay.



C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
![biyabaxo[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/05/biyabaxo1-300x200.jpg)
![biyabaxo1[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/05/biyabaxo11-300x200.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay