X

Waa sidee nolosha magaalada Jigjiga xilli Dr Axmed Shide loo doortey gudoomiye

Waa sidee nolosha magaalada Jigjiga xilli weji nadiifa loo doortey gudoomiyaha xisbiga ismaamulka Somalida. Axmed Shide oo lagu yaqaan hawlkarnimo ayaa jagadaas loo dhiibey waxase la filayaa in lagu wareejiyo jagada madaxweynaha ismaamulka.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=fwGBDKdsiqY[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.