Siyaasiga Maxamed Jaamac Muuse ayaa taabtey in maamulka Hargeysa aanu ahayn mid khuseeya reer Awdal oo aad ka garanayso cida hogaamisa xisbiyada maamulkaasi. Wuxuu ka naxay odayadii iyo waxgaradkii Awdal oo iyagii lagu leeyahay u jawaab. Wuxuu kaloo taabtey arin foolxun oo ka dhacdey Ceelsheekh iyo macdanta Siimoodi oo dadka looga tagayo sunta.
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay