14/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Waan ahay reer Woqooyi laakiin isku wada sumad iyo fikir ma nihin: Prof Galaydh

Prof Cali Khaliif Galaydh ayaa sheegay inuuna reer Woqooyiga cidna u daba fadhiyin laakiin aanu jirin wax laga mideysan yahay. Wuxuu dhinaca kale sheegay inuu eeday war wax aan waxa dhisano.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS