X

Waan diidey in maamulka beesha dhexe i shaqaaleeyaan iyo kacdoonka oo is bedelaya: Suldaan Wabar+MAQAL

Suldaan Wabar ayaa waraysi bixiyay kana waramay halka uu marayo halgan dib loogu hananayo dhulka Samaroon sheegayna in maamulka beshe isku dayeen inay I shaqaaleeyeen laakiin aan diidey. Wuxuu kale uu ka hadlay kuwa hantida Samaroon kua gurayo buuraha Siimoodi uguna bedelaya sun.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.