X

Hees markii ugu horeysay lagu duubey wadooyinka Muqdisho oo lagu yaqaaney isqarxin iyo burbur: waa heestii dugsi nabad+MUUQAAL

Hees markii ugu horeysay lagu qaaday wadooyinka Muqdisho sida isgoyska caanka ah ee lambar Afar iyo muuqaal soo jiidasho leh iyo wiil aad u dhalinyar. Waa heestii Dugsi nabad.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.