23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Waan kala cishooday in Siilaanyo maamulkiisa iska casilo waxanan ku jiraa dhinaca Xirsi Tooriile: CUKUSE

Wasiirka warfaafinta maamulkla Siilaanyo ayaa sheegay in uu rabay in uu isna is casilo laakiin uu sheegay in uu kala cishooday Siilaanyo oo magacaabay hadana xilka ka qaadi kara. Cukuse ayaa sheegay in uu ku jiro kooxda uu hogaamiyo Xirsi Tooriile ee musharaxa u yahay Maxamed Biixi.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM