18/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Waan ogahay inaad xaalad adag ku jirtaan oo aydaan arag xaasaskiina: Taliyaha ciidanka iyo ciida

Taliyaha lugta ee ciidanka xooga dalka ayaa hambalyada ciida u direy ciidanka. ”Waan ogahay inaad xaalad adag ku jirtaan oo aad joogtaan furin oo qaarkiin muddo arag xaasaskiina. Waxa idin salaamaysa ummada Somaliyeed oo dhan.





C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS