Jaamacad ka dhisan Addis ababa laakiin farac ku leh Hargeysa ayaa farac kale ka furatay Boorama halkaas oo ka dhigeysa jaamacadii afraad ee ka furanta caasimada Awdal. Lama garan karo waxa ka duwan kuwa hore u dhisan ee ay soo kordhin karto. Waxa xayaysiis u sameeyay Daahir Rayaale Kahin.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay