X

Jaamacad ka dhisan Addis ababa oo lagu magacaabo Admas oo xarun ka furatay Boorama

Jaamacad ka dhisan Addis ababa laakiin farac ku leh Hargeysa ayaa farac kale ka furatay Boorama halkaas oo ka dhigeysa jaamacadii afraad ee ka furanta caasimada Awdal. Lama garan karo waxa ka duwan kuwa hore u dhisan ee ay soo kordhin karto. Waxa xayaysiis u sameeyay Daahir Rayaale Kahin.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.