X

Prof Dalxa oo la yaabay goorta barlamaanka Somaliya u gaaray go’aanka doorashada 2016

Xildhibaan ahna Prof Dalxa ayaa la yaabay goorta barlamaanka Somaliya uu gaaray go’aan ah in ayna dhici Karin doorashada 2016. ”Waxaan iswaydiiyay goorta barlamaanku shirey cod loo qaaday kadibna u soo saaray go’aan ah in ayna doorasho dhici Karin. Priof Dalxa oo hadalka sii wata ayaa sheegay in raiisal wasaaruhu uu la yimi codsi kaliya.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.