Wararkii ugu dambeyay ee ka soo baxay qaraxii argagixisada shabaab ka fuliyeen bar u dhow albaabka madaxtooyada ayaa waxa ku dhimatay inta la ogyahay ilaa 12 qof oo u badan askartii dawlada, dad shiciba iyo nin Turki ah. Falkan ayaa laga soo abaabulay isla madaxtooyada sida dadka badankiisu aaminsa yihiin waxana fuliyay isla kuwa lagu sii daayo qabiil.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM

![qaraxa-madaxtoyada-3[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/09/qaraxa-madaxtoyada-31.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay