X

Wadaadka Xasan Daahir Aweys ee isku dhiibey dawlada oo wax ka yiri kooxda gaaleynta Muslimiinta

Wadaadka Xasan Daahir Aweys ee isku dhibey dawlada oo wax ka yiri kooxda gaaleynta Muslimiinta ee la baxay ALSaaciduun oo uu sheegay in badan ka yaqaan. Wadamada Muislimiinta ayaa la tacalaya argagixiso laga wada biilo Sucuudiga.

Xagjir Xasan Daahjir Aweys ayaa in muddo ahba lagu hayaa guri ku yaal Muqdisho kadib markii uu ka baqay in la dilo dabadana ka galay jufadiisa degan Cadaado.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.