X

Wadada weyn ee halbowlaha Hargeysa hormartana guriga Siilaanyo oo laga dhigey in hal dhinac loo maro+MUUQAAL

Hargeysa 14 Jan 2015–Wadada weyn ee halbowlaha magaalada ee uu ku yaalo guriga uu degan yahay Siilaanyo oo hadda laga dhigey dhinac kaliya iyo Cali Warancade oo ka hadlay dadkana amray in ay la qabsadaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.