29/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wadahadaladii maamulka Somaliland iyo kan Khaatumo ee Cali Khaliif oo war laga soo saaray

Wadahadaladii maamulka Somaliland iyo kan Khaatumo ee Cali Khaliif ee ka socday Jabuuti oo war laga soo saaray xilli Cali Khaliif isku dhiibey Siilaanyo.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS