Wadamada Muslimka badankooda xataa kuwa uu Faransiisku gumeysan jirey ee hoostiisa ilaa hadda ku nool ayaa isku raacay in aan la iibsan bagaashka Faransiiska xilli jaahil Makroon uu la saftey oo amaanay nin rasuulkeena caayay.
Waxase takoorida iyo cunaqabatayntaas diidey wahaaabiyada Sucuudiga oo la ogyahay inay dabada ku hayso Yuhuuda iyo gaalada kale. ”Waghaabiyada Sucuudiga waa aamusan tahay ayuu yiri Xuseen Warsame.
Wadamada ugu awooda weyn Muslimiinta dhinaca milatariga sida Turkiga iyo Bakistaan ayaa iyagu markiiba ku soo rogey cunaqabatayn dalkaasi Faransiiska halka Carabta badankeeda ay faarujiyeen bagaashka Faransiiska.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay