10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wadamada Qadar iyo Maraykanka oo gargaar iyo dhaqaatiir la soo gaaray dadkeena: SAWIRO

Wadamada Qadar iyo Maraykanka ayaa gargaar iyo dhaqaatiir la soo gaaray dadkeenii ku dhaawacmey xasuuqii argagixisadu ka fulisey Muqdisho. Wadamadan ayaa diyaarado ka soo dejiyay magaalada Muqdisho.

Diyaaraddan waxaa ay leedahay 36 Sariirood oo dhaawacyada loogu talagalay,waxayna dhaawacyada u qaadi doontaa dalka Suudaan ayadoo Qadar bixin doontio kharashka.

Halka dawlada Maraykanku ku daawayn doonto isla goobta.





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS