Ayadoo cunaqabatayntii Ruushka uu ku soo rogey danayste Maraykan iyo dabadhilifyada ka baqaya ay burburtey oo hadda reer Yurub sixir bararkii ugu xumaa ka jiro ayaa wadan ka mida uu bilaabay inuu lacagta Ruushka ku iibsado gaaskiisa.
Isloofiniya ayaa sheegtay in ay hadda kadib gaaskeeda u yimaada ku iibsan doonto lacagta Ruushka ee Ruubal. ”Haddii aan gaaskayaga ku helayano sidan waxaan diyaar u nahay inuu ka iibsano Ruubal ayuu yiri raiisal wasaaraha dalkaasi.
Talaabadan ayaa ka dhigan in Isloofiniya ay eegtay danta dadkeeda maadaama boqolkiiba 80 gaaskeeda iyo saliidaba ka hesho Ruushka intii ay iibsan lahayn gaas qaaliya oo Maraykanku rabo inuu ugu bedelo kan Ruushka.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay