21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wadani iyo Ucid oo ka dareeray kulan looga hadlayay saxaafada oo si qaldan Kulmiye u wadey

Wadani iyo Ucid ayaa ka dareeray kulan looga hadlayay saxaafada oo si qaldan Kulmiye u wadey. Labada xisbi siiba Wadani ayaa iyagu si adag uga hadley qorshaha Kulmiye watey.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS