X

Wadanka fiqiirka ah ee Siiraliyoon oo kufsi awgeed amar deg dega loogu soo rogey

Wadankaas Siiralitoon ee fiqiirka ee askartoodu kacag ka heli jireen joogitaanka Somalita ayaa waxa ka dhacdey in caruur iyo haweenba lagu bilaavey kufsi aan hire loo arag taas oo keentay in dalka dhab xaalad deg dega lagu soo rogo.


Siiralitoon ayaa waxa ka dhacdey xad-gudubyo aan hore ufa dhicin aduunka ayado uu yahay dalka ugu badan ee ay ku noolyihiin dadka gacmaha go’an.

Waxa ka soo gaaray Ingiriiska oo ka badbaadiyay iscun dambe kadib markii lii direy ciidan ka,socda qaramada midooba oo Ingiriisku hogaaniyo.


Madaxa dalkaasi ayaa sheegay in kufsigu fataha ja baxay dalkuna u baahan yahay inuu soo ceshado haddii ay inyar o sharafa lahaayeen.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.