X

Dawlada Somaliya oo dacwad la fuushey maraakiib shisheeye

Dawlada Somaliya ayaa dacwad la fuushey maraaiib ajaaniba oo daldalatey kumanaan kgeyraafka baddeena ah o Somali intii iscuneysaybu gacan gashay ajaanib ka sameeyay malaayiin doolar. Xeer ilaaliyaha qaranka oo ka hadley ayaan sheegin maraakiibta wadamada laga leeyahay.


Axmed Cali Daahir ayaan sidoo kale sheegin cida u soo basaastey maraakiibtan maadaama meelo fog ay ka gurtaan kheyraadka kaluunkeena oo hadda ay dabargooyeen.

Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in maraakiibtaan ay ku dabajoogaan isla markaana dacwadu tahay xadgudub ka dhana kheyraadkeena iyo kaluunkii ay gurteen oo la qiimeeya inta uu ku kacayo.


Haddi ay ku guulaystaan ayaa noqoneysa markii ugu horeysay ee dawlada Somaliya ay dacweyso maraakiib ajaanuba oo ku naaxay gurashada kheyraadkeena

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.