Wadanka Jamhuuriyada Jeeg oo Yuhuuda Qudus u ogolaadey ayaa ka mida wufuuda hoose ee ka qaybgalaya xaflada Muuse Biixi loogu wareejinayo xilka Somaliland ee uu ku shubtey.
Wadamada kale ee soo direy safiir ku xigeenada u fadhiya Muqdisho ayaa ah wadamo lagu yaqaan inay maamulka ka taageeran dhinaca lacagta iyo gooni goosadnimada.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=87_3W2wB6tQ[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS