22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wadanka Sinigaal oo aqbashay codsi uga yimi Sucuudiga in ay la weeraraan Xuutiyiinta iyo Sucuudiga oo loo digey

Dakar–Sucuudiga ayaa lacag ku iibsaday madaxda Siniigaal isagoo qiil u raadinaya inuu fushado qorshihiisa urur diimeed ee u khaaska ah. Siniigaal ayaa sheegtay in ay Salafiga Sucuudiga ku caawinayso 1,200 oo askari oo dabcan uu lacagtooda iyo kharashkooda uu bixinayo Salafiyiinta dagaal diimeedka kula jira dadka Muslimka ah ee Shiicada.

Dhinaca kale mucaaradka Siniigaal ayaa sheegay in ayna jirin halis uu Sucuudigu ku sugan yahay iyadoo dadkas uu ku cabanaya yihiin dad toodiiba u taagla hadana uu diyaarado ku weerarayo.

Qaramada midoobey ayaa si deg dega u dalbatay in Salafiga Sucuudigu joojiyaan duqeynta ay ku hayaan madaarada dalka ee waaweyn si dadka ay go’doomiyeen u helaan ama loo gaarsiiyo gargaar.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM