Wado xilliyo ahayd wadooyinka ugu magaca dheer magaalada Muqdisho ayaa qashin huwanayd muddo 30 ah ayaa dawladu hadda saartey wado laami oo soo celinaysa bilicdii magaalada mooryaantu cuntey.
Wadada isku xirta isgoysyada Bakaaraha iyo Black sea oo gaadiid mara daaye dadku xitaa ka cabsi qabeen inay maraan. ”Waxa noqotey meel musqula ayuu yiri Cali Calasow.
Wadadan oo masuuliyiinta gobolka Banaadir dhagax dhigeen ayaa ka mida kuwa is xilqaan lagu dhisayo ayadoo dhaqaalaha ay bixiyeen dadka deegaanka degan, ganacsatada suuqa Bakaaraha iyo gobolka Banaadir.
Dhawaan ayaa la filayaa in dib xariga looga jaro.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS